Waxa saaka dhanka itoobiya loo qaaday tababar ahaan dhalin yaro da'doodu aad u yar tahay, oo dhan 1363 Askari sida ilo wargal ah noshegeen. Waxa la sii mariyay caasimada deegaanka ee jigjiga ku waasi oo gawaadhi basas ah lagu daabulay iyaga oo ay waar diyaynayaan ama wadaan ciidanka qaranka itoobiya.
Itoobiya haday isku daydo inay xoog ku qabsato xeebaha soomaalida cidii doonto ha u adeegsatee marna u suurto gali mayso inay dhex fadhiisato badda soomaaliya.
Maxaa la guboon reer Awdal ? Ayaa u maqan ? Dhargii jabuuti lagu karinayay ma bisla miyaa ? Maxaa la gudboon Dowladda Federalka Somaaliya ?
Add comment
Comments